Search
Saturday 17 November 2018
  • :
  • :

Sidee loo xakameyn karaa dhiigkarka Daawo La’aan

Sidee loo xakameyn karaa dhiigkarka Daawo La’aan
Follow
( 0 Followers )
X

Follow

E-mail : *

Adduunka casriga ah waxa ku soo badanaya cudurada ay ka mid yihiin dhiigkarka ,waxa muhiima in la qaato talaabooyin lagu xakaym karo dhiigkarka .

Talooyinka ugu muhiim san ee dhiig karka lagu xakaym karo iyadoo aan dawo la qaadan waxa ka mida

  1. Yareynta ama nusqaaminta miisaanka jidhka.

inta badan heerka dhiigkarko waxa uu kacaa marka uu miisaanka jidhku kordho , sidaasi daraaded haddi miisaanku yaraado heerka dhiigkarku isna wuu yaraada .

  2. Jimicsi joogta

jimicsi joogta oo la sameeyo maalmo badan muddo u dhaxeysa 30 illaa 60 daqiiqo waxay hoos  u dhigta heerka dhiigkarka , dhakhtaro badan ayaa ku taliya in  la sameeyo jimicsi maalin walba 10 daqiiqo ,

waxa uu muhiima in la ogaado inaan jimicsiga la samayn haddi qofka uu xanuuno kale la tacaalayo

3. Cunno caafimaad leh

cuntooyinka khudradaha iyo fawaakihda iyo cuntooyinka dufanka yar waxay hoos u dhigaaan heerka dhiigkarka

cuntooyinka ay ku badan yihiin maadada Pootaasiyam waxay hoos u dhigaan heerka dhiigkarka ,ilaha ugu muhiimsan ee laga helo waxa ka mida khudradaha badankooda,digirta,faasuuliyada,muuska,toonka iyo hilibka digaaga.

laakiin waxa muhima in la yareysto cuntooyinka ay ku badan yihiin maadada soodhiyamta taaso oo iyado ka qayb qaadata kornu qaadida heerka  dhiigkarka

xuquuqda maqaalkan :aqoonkaab.com



Maxamed Maxamud Sardheeye waa Qoraa wax badan ka qorey arrimaha bulshada , caafimaadka , arrimaha islaamka iyo wararka Technologiyada waxa uu ku Takhasusey culuumka computerka gaar ahaan qaybaha web developerska iyo networking .


Leave a Reply

Your email address will not be published.