Search
Tuesday 20 November 2018
  • :
  • :

Sidee uga hortagi kartaa ilowshiyaha badan? Xasuustaadana u xoojinkartaa .

Sidee uga hortagi kartaa ilowshiyaha badan? Xasuustaadana u xoojinkartaa .
Follow
( 0 Followers )
X

Follow

E-mail : *

waxaa so badanaaya dhibaatooyinka bulshadeena ka ahaysta dhanka xasuusta taso caqbad wayn ku ah nolosha iyo isfahanka bulshada alkan manta bahada aqoon kaab waxay kuugu so koobaysaa qodoba dhowra kuwan oo kaa caawin kara inaad xasuus mug wayn yeelato.

1.Caado ka dhigo inaad isku meel dhigto waxaad badanaa isticmaalayso sida muraayadaha indhaha furaha gaadhiga boorsada lacagta iyo mobile ka .
2.Qor waxyaabaha aad u baahantahy inaad xasuusato sida balamada cunooyinka marka ugu horeeya ay maskaxdaada ku so dhacaan.
3.Ku buuxiso waqtiga shaqa walba aad qabanayso saacad waxay kaa caawinaysaa inad wax walba ku qabato waqti ama inay ku xasuusi so inaad dawooyin ku socday qaadato aanad ilaawin.
4.Baro oo ku celceli .sidaad u xasuusato magacyada marku qof cusub isbarataan isla marka uu kuu sheegay ku dheh dhowr mar ado ku dhex daraaya hadalka isawaydaarsateen .

Gabowgu waa qayb nolosha ka mid ah lkn waxa jiro waxyaaba badan kuwaso awoodku sinaaya inaad xasuustaada kor ugu so qaado waliba si heer sara ah.

1.Jimicsiga joogtada ahi wuxuu ka hortagaa xasuusta yarida dada la xidhiidha.

2.Cun khudaarta qaydhin iyo ta bisil oo cunitaankoda joogtaysaa waxay kaa ilaalinaysaa in dhaawac so gaadho unugyada maskaxda.

3.Ku shaqee maskaxdada sida inaad games ka computerka isticmaasho buugaag akhrido xisaab ama masalooyin adagna ku furfurto ,inaad maskaxdaada jimicsi siiso waxay kor uqadaa xasuusteeda.
4.Ahaw bulshaawi .ku dhex dhex jir badanaba dadka hana ahaanin kali tan oo kor uqadaysa fikirkaagi hadalka qosolka waxay dhamaan u muhim yihiin waxyaabaha maanka ku ilaalinaaya.

 

 

Bilal Ahmed Cige

Bahda aqoonkaab.

 

 




Leave a Reply

Your email address will not be published.