Follow
X
Follow
Waqti aan sidaa u sii dheerayn waxaa dhacay aqoon iswaydaarsi kaso ay ka qayb galayeenn 50 qof.
Si lama filaana ayuu gudomiyihii u joojiyey; go’aansadaynain hawl in wadarayd la qabto .wuxuu bilaabay inuu qofkasta siiyo hal bibiile .Midkastana wuxu waydiisatay inuu ku qoro magaciisa/magaceeda
Iyagoo isticmalaaya qalin koobi intaa kadib waa laysku soo ururiyey waxaana la dhigay qol kale
Wuxuu ufasaxay inay dadkii qolka galaan qofkastaana ka so helo bibiilihii magaciisu ku qornaa shan daqiiqo guduhood ,
Qofkasta wuxuu ahaa mid si waaliya u baadha magacisii iyagoo kala hororsanaaya isna riixriixaaya si xaasidnimo ku jirto
Dhamaadkii shanta daqiiqo qofna ma helin bibilihisii
Gudoomiyihii imika wuxu ka codsaday qofkasta inuu si aan doorsho lahayn oo dhakhsa ah uso ururiyo bibiilihii kadib qofkii lahaa siiyo
Daqiiqado gudahood qofkasta wuxu haystay bibilihisii .
Gudoonkii wuxu bilaabay si xaqiiqo ah waa ta dhacda nolosheena qofkasta wuxuu si waaliya donaa farxad oodhan .mana garanaayo meel ay ku jirto
Farxadeedunu waxay dhacdaa farxada markaynu ka fakarno farxada dadka kale sii farxadooda waxaanad heli ta adiga ku gaarka ah
tana waa ujeedada nolosha bani aadamka.
w/Q Bilaal Axmed Cige
Bahda aqoonkaab