Follow
X
Follow
technologiyadan hormarka sameynaysa sanadba sanad ka dambeeya waxay suuro gelinaysaa waxyaabo badan oo aan markii hore suurto gal ahayn in lagu fekeranaa ay adkayd.
weli ma is weydiisey qof u dir SMS free ah adduunka oo dhan meel walba.
haddaanay suurto gal ahaan jirin maanta waa suurto gal .
mid ka mida shabakadaha internetka ayaa soo bandhigtey hab cusub oo qof kasta ba SMS
free ah u diro karo adduunka oo idil .
haddana halkan hoose ka booqo website kaas isla markaa na tijaabi
XUQUUQDA:AQOONKAAB.COM
asc dhaman wad salamantihin bahda aqoonkaab ano idin haya abal macalin nimo waxan idin leyahay wad mahadsantihin dhamantin waxan boqday website globfone san filayo wa fake maxaa yelay marad dorato wadanka kadib waxa u ku waydinaya phone number markad galisidna waxa u kuyahay i.am not robot kadib waxad doranasya sawir kadib halkas ayu khal khalku ka jira ma tahay wax la tasti gareyey
wan fahmay wad mahadsantihin all bahda aqoonkab