Search
Tuesday 13 November 2018
  • :
  • :

Suurada Qur’aanka ka mida oo kordhisa farxada iyo risiqa

Suurada Qur’aanka ka mida oo kordhisa farxada iyo risiqa
Follow
( 1 Followers )
X

Follow

E-mail : *

waxa hubaala in dad badan ka werweraan siday u heli lahaayeen risqi ka badan ama ku filan ,taas oo qofka ka qaada farxada iyo deganaanshaha nololeed ,Rasuulkeena (scw) ayaa inoo sheegey suurad hadaynu akhrino inoo kordhinaysa risiqa iyo farxada .

Rasuulku (scw) waxa u yidhi qofka akhriya habeenka  suurada (idaa waqacitil waaqica (اذا وقعت الواقعة) ma haleelo faqri weligii , Qofka akhriya suurada laa-uqsim لا أقسم بيوم القيامة)  ilaahay waxa uu la kulmaa maalinta yawmal qiyaamaha isagoo sida dayaxa wajigiisu u iftiimayo



Maxamed Maxamud Sardheeye waa Qoraa wax badan ka qorey arrimaha bulshada , caafimaadka , arrimaha islaamka iyo wararka Technologiyada waxa uu ku Takhasusey culuumka computerka gaar ahaan qaybaha web developerska iyo networking .


One thought on “Suurada Qur’aanka ka mida oo kordhisa farxada iyo risiqa

Leave a Reply

Your email address will not be published.