Search
Tuesday 13 November 2018
  • :
  • :

Talabadu wa ta ALLE

Talabadu  wa ta ALLE
Follow
( 0 Followers )
X

Follow

E-mail : *

nolosha waxkastaynu jecelnahay ma helno
lakin waxa hubaala inaynu helno wax inoo qalma inoona wanaagsan
allena mid wax qorsheeya waka ugu wanagsan isaga ayaaa inooga cilmi badan nafaheena ,wanaagu halkuu ku jirana og.
bal ila wadaaaga qisadan
sidan ayay ku bilamatay warkiisu
waxaan aad ujecelahay caruurta riyadayduna waxa weeye inaan guursado saan uhelo caruur aan aabo u ahay oo aan la ciyaro.
gabadha idonan aadbaan ujeclaa waxan ka shaqeeya sharkad mushaharadyduna wa 800 gini waxay igu gobaabisey inaan shaqadan hada iskaga tago mid ka mushahar badan codsado oo la xayeysiyey mushaharkeduna gadhayo 1500 gini
anigoo kusii socda xafiiska shirkada farxad awadeed aan wadad dhinacyadeda egin ayaan waxa gadhi igu jidhay wadada waxan soo baraarugay anigoo dhakhtarka jiifa hareertayda waxa tagan gabadhii waday gaadhigii ijidhay iyo dhakhtarkii.
dhakhtarku wuxu warbixin igu siyey ina lugtayda midig la jaray halistaa kasoo gadhay shilka awadii.

 

waxan ku wargaliya ehelkeygi waxa cusbitaalka igu yimi gabadhii idoneed iyo qarabadaydi mudo yar laabashadodi waxay isoo dirtay qoraal ah inanay nolosha ila qaybsan karayn nolosha dhacdada kadib markaan dhakhtaraka ka baxay waxan dareemay murugo ,shaqo ma haysto ,curyaaan ayaan ahay qoftan nolosha la qaybsan lahaa wey iga tagtay taagdaroo iyo awood la’aan ayaa isku kay raacay
waqti ayaa ka soo wareegtay , mudada gudaheesa shaqadaydi hore waxa la direy qof kale booskayga waxa lasoo darsay shil halkuusu ku dhintay, waxaan ogaday inay gabadha hore isugu donaneen nin kale guursatay isna isku dhiban yihiin caruurna alle siin ,sharkadeen shaqada ka xaraystay wey kacday halkasu shaqaalaha badankodi la dhimay.

 

alxamdulilaha waxan is guursanay gabadh wanagsan waxaan maamule ka ahay shirkada familkooda ilaahay wuxu iqorey inkastonan bilawgii ku qancin
hadana wan dhiman lahaaa shaqadaydi hore hadan jogi lahaa, dadka laga eryey ayaan ku jiri lahaa shirkada kale ee donayeyna, hadan is guursanan allah caruur igama siin lahayn gabdhii hore xaladay ku sugantahay awadeed .

 

ilahay ayaaa mahad leh iyaqiinsiyeye inuu wanaag aan ka indha laaa ila donayey
guuldarada maanta wa furaha guusha beri ilahayana hadii uu albaab ka xidho albaab kale ayuu ku fura lakin se waxaynu ku mashqulnaaa kusii dhajisnanata iyo ka fakarida waxa inaga xumaday hadaynu awood uyelan lahayd daalacashada waxa alle ku qoray farxad ayaaad ku sugnaan lahayd iyo siduu hawlahago dhan kugu maamulayo waxaynu ka fakarno ama wax ku eegna diirad yar lakin arimahaga alle udaaa isagaa waxa dhaw iyo waxa fogba ka war haya aynu tala saarano isaga

 

@ xuquuqda:bahda aqoonkaab

 

 




Leave a Reply

Your email address will not be published.