Search
Tuesday 13 November 2018
  • :
  • :

waqtiga Microsoft Office 2016 lasoo bandhigayo oo la shaaciyey

waqtiga Microsoft Office 2016 lasoo bandhigayo oo la shaaciyey
Follow
( 0 Followers )
X

Follow

E-mail : *

waxa  la sugaba office 2016 ka cusub ee computerada waxa ka sheegaya in bisha 9aad 22 keeda 2015 si rasmi loo soo bandhigi doono barnaamijyada aadka caanka u ah ee office 2016 .

shirkada microsoft ayaa horaanti bishii july soo bandhigtay office 2016ka computerada ku shaqeeya nidaamka MAC taas oo loo bixiyey office 365,hadana waxay u muuqata inuu shirkadana qorshaysay inay bandhigto office 2016 ka ku shaqeynaya nidaamka caanka ah ee windows.

office 2016 ka cusub waxa uu ka kooban yahay updateska (cusboonysiinta) barnaamiyada word,excel,PowerPoint,OneNote, Outlook, Skype for Business, Project, Visio, Access, and Publisher.

sida kale waxa la socda kor uqaadid badan oo lagu sameeyey dhamaantood

halkan hoose ka daawo qaarka mida sawirada office 2016

xuquuqda :aqoonkaab.com



Maxamed Maxamud Sardheeye waa Qoraa wax badan ka qorey arrimaha bulshada , caafimaadka , arrimaha islaamka iyo wararka Technologiyada waxa uu ku Takhasusey culuumka computerka gaar ahaan qaybaha web developerska iyo networking .


Leave a Reply

Your email address will not be published.