Follow
X
Follow
Shirkada Microsoft waxay si rasmi ah u shaacisay inay gabi ahaanba joojiyeen wax soo saarkii dhanka Operating systemka iyada oo ay sheegay inuu windows 10 yahay wax soo saarkii ugu danbeeyey xaga Operating systemska. Windows waxa uu ahaa guud ahaan maamulaha computerada inta badan ay isticmaalaaan soomalidu kaas oo kaalin muhiima ka ciyaaray barshada iyo hirgalinta inay somalida ka mid noqoto bulshada adeegsata technologyada.

<