Follow
Barnaamijkan waxa loo isticmaalaa inaad la soo baxdo faylasha ku kaydsan rar iyo Zip , sidoo kale waxa lagu samayn karaa isla faylasha rar ka iyo zip ka , dhamaan software-da aanu soo gelino shabakadan aqoonkaab waa qaar ah rar . si aad u isticmaasho waxaad u baahan tahay  winrar . hadaba halkan hoose kala deg barnaamijka winrar
Barnaamijka winrar ee kumbuyuuterada 32 bit ah
Barnaamijka winrar ee kumbuyuuterada 64 bit