Search
Saturday 17 November 2018
  • :
  • :

Xikmadihii Dahabiga ahaa ee Hitler

Xikmadihii Dahabiga ahaa ee Hitler
Follow
( 0 Followers )
X

Follow

E-mail : *

Kaligii taliyihii nasiiga jarmalka ninkii caanka ahaa ee Hitler ,dunidan wuxuu uga boqoolay ficilo iyo taariikh aan qurxoonayn mid Axmaqnima ah sidaa si lamid ah wuxuu ahaa nin xakiima ama xikmad badan ,waxanu alkan idinku so gudbin donaa qaar kamid ah Xikmadihiisi hirgalay .

marka aad ku jirto iftiinka cidkastaa aday kula socdaan Ama kula jiraan lkn markaad gadho mugdi xitaa hadhkaaga kula socon maayoWaa taa noloshu

2.noloshu wa sida kartoon chocolates ah magarankartid waxaad ka helayso .

3.wanaagu waa maalgashiga qudha aan waligii khasaarin.

4.aamusnaantu waa waxa qudha aan la mamnuuci karayn

5.Hadeynan xadidin lacagaheena iyadaa ina xadidaysa .

6.noloshu waa sida muraayada ,hadaad waji kudud ku fiirisid iyana way waji xun ba kugu eegi hadii se aad dhoolacadeyn ku eegtidna iyana dhoolaceynbay kugu so celin.

7.waliga ha aaminin qof kasoo aan lahayn ugu yaraan  Hal dhibaato ama dhaliil.

8.waxa qudha dadka caajiska ah si dhakhsa ah u qabtaan wa inay dalaan

 9.Ogow hadaad mid ka mid ah sirahaaga usheegto qof waxaad siisay waran uu kugu mudi doono maalin maalmaha kamida .

W/Q, Bilaal axmed cige

Bahda aqoon kaab




3 thoughts on “Xikmadihii Dahabiga ahaa ee Hitler

Leave a Reply

Your email address will not be published.