Search
Saturday 17 November 2018
  • :
  • :

Xog ururin ku saabsan Isticmaalyaasha Baraha Bulshada Sanadkii 2015

Xog ururin ku saabsan Isticmaalyaasha  Baraha Bulshada Sanadkii 2015
Follow
( 0 Followers )
X

Follow

E-mail : *

Xog ururin ku saabsan Isticmaalyaasha Baraha Bulshada Sanadkii 2015.

facebook ayaa hogaaminaya tartanka Baraha bulshada isticmaalayaasha facebook waxay gaadheen 1.59 bilyan.

Twitter isna wuxu gaadhay 1 bilyan oo isticmaale halka whatsapp iyo gmail iyaguna gaadheen 1 bilyan oo isticmaale.

instagram waxa uu gaadhay 400 milyan isticmaale .

halka adeega massenger isna gaadhay 800 oo isticmaale

Skype isna isticmaalayaashisu waxay gaadhayaan 300 milyan halka viber ay isticmaalaan 250 milyan .

sawirkan hoose kaga bogo

socila in



Maxamed Maxamud Sardheeye waa Qoraa wax badan ka qorey arrimaha bulshada , caafimaadka , arrimaha islaamka iyo wararka Technologiyada waxa uu ku Takhasusey culuumka computerka gaar ahaan qaybaha web developerska iyo networking .


Leave a Reply

Your email address will not be published.