Search
Saturday 17 November 2018
  • :
  • :

Xuquuqda Muslimiintu isku leeyihiin

Xuquuqda Muslimiintu isku leeyihiin
Follow
( 0 Followers )
X

Follow

E-mail : *

Weli ma is waydiisey walaalkaaga ama walaashada muslimada ahi xuquuq ma kugu leedahay  ? se waa maxay xuquuqda ay isku leeyihiin muslimiintu ? maqaalkan waxaanu idiinku soo gudbinaynaa xuquuqaha kala duwan ee dadka muslimiintu isku leeyihiin , hubaal haddii qof waliba ogaado oo ku dhaqmo bulshadeena wax badan ayaa iska bedeli lahaa .

  • Cafi haddii walaalka ama walaasha khalad kugu sameeyo .

 

Booqo marka uu xanuusto .

 

Astur ceebaha walaalkaaga muslimka ah .

 

Aqbal haddi cudur daar la yimaado

 

Caawi walaalkaaga ama walaasha muslimka ah .

 

Naxariis u muuji markasta walaalka .

 

Mar kasta u rajee wanaag oo dhan

 

Aaska muslimiinta ka qayb qaado

 

Aqbal casuumadaha iyo hadyadaha uu ku siiyo qof muslima.

 

Si dabacsan ugu jawaab .

 

u mahadceli marka uu wanaag ku sameeyo .

 

waqtiga uu kuu baahdo kaalmee

 

dhagayso codsiyadiisa.

 

U ilaali hantidiisa, caruurtiisa

 

haka dhigin mid ka quusta rajooyinkisa

 

Haddi aad hesho Alaab ka luntay u celi .

 

Salaanta ka qaad

 

Ha dulleyn hana iska sarreysiin walaalkaaga muslimka ah.

 

waxaad naftaada la jeceshahay , walaalhaaga kalena la jeclow

 

Marka aad kulantaan salaan ,weliba adiga oo gacmaha u dhiibaya walaalka .

 

Haka hinaasin guulihiisa, hakana Aarsan walaalkaaga ama walaashaa.

 

ha jarin xidhiidhka qof muslima saddex casho muddo ka badan.

 

Heshiis dhex dhig dadka muslimiinta ah ee muransan.

 

ha xaman qof muslima.

Xuquuqda:aqoonkaab.com

emailka :info@aqoonkaab.com



Maxamed Maxamud Sardheeye waa Qoraa wax badan ka qorey arrimaha bulshada , caafimaadka , arrimaha islaamka iyo wararka Technologiyada waxa uu ku Takhasusey culuumka computerka gaar ahaan qaybaha web developerska iyo networking .


Leave a Reply

Your email address will not be published.